Halkan waxaad ka heli kartaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran oo loogu talagalay in lagu xoojiyo caafimaadkaaga iyo aqoontaada caafimaad, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
Casharro Caafimaad (Health Lessons)
Waxaan bixinnaa casharro wacyigelin iyo aqoon caafimaad leh, oo kaa caawinaya inaad faham buuxa ka hesho daryeelka caafimaadka iyo tallaabooyinka aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga.
Haddii aad rabto inaad sii kobciso aqoontaada, waxaad ka faa’iidi kartaa koorsooyin tayo sare leh oo loo diyaariyey si gaar ah si ay kaaga caawiyaan inaad gaarto heer aqooneed sare oo caafimaad.
Halkan waxaad ka iibsan kartaa supplements iyo fitamiino kala duwan oo caafimaadkaaga taageeraya, oo si gaar ah loogu talagalay in ay jirkaaga u kordhiyaan tamar iyo firfircooni.