Book Appointment Now


Kusoo dhawoow Bogga Rasmiga Ee Dr. Timajilac
Bogga Rasmiga ah ee Dr. Timajilac—halkii aad ka heli lahayd xog caafimaad oo ku saabsan caafimaadka guud iyo culuumta caafimaadka qaybihiisa kala duwan!
Waxaan ku dadaalnaa inaan bulshada siino wacyigelin qotodheer oo caafimaad, annagoo kor u qaadeyna fahamka iyo fayo-qabka bulshada. Intaa waxaa sii dheer, waxaan soo bandhignaa koorsooyin gaar ah oo kaa caawinaya inaad kor u qaaddo aqoontaada caafimaad, taasoo kuu sahlaysa inaad gaarto nolol caafimaad leh i.a .
Waxa kale oo aan kuu diyaarinay qayb gaar ah oo aad ka iibsan karto daawooyin supplements tayo sare leh, kuwaas oo si dabiici ah kor ugu qaadaya caafimaadka iyo firfircoonida jirkaaga.
Dr. Timajilac wuxuu ku faraxsan yahay inuu kaa caawiyo safarkaaga caafimaad iyo inaad hesho adeegyo iyo talooyin aad u sarreeya. Ballanteennu waa bulshada caafimaad qabto .
- Wacyigelin Caafimaad (Health Awareness)
- Aqoon Caafimaad (Health Education)
- Lakulan Dhakhtar (Medical Consultation)
Meet our health professionals
La kulan Xirfadlayaasheena Daryeelka! Kooxdayada xirfadlayaasha ah ee Isbitaalka Timajilac waxay ku heellan yihiin taageerada caafimaadkaaga iyada oo la siinayo daryeel shakhsiyeed oo khibrad leh mar walba.