Kusoo dhawoow Bogga Rasmiga Ee Dr. Timajilac

Halkaan Waxaan ka heli kartaa Qormooyin & Muuqaalo Caafimaad oo Waxtar leh.

Trusted by 250K+ people
across the world

Dr. Timajilac

Tacliin & Talo Caafimaad

Boggaan waxaad ka heli kartaa tacliin iyo Talo caafimaad oo tayo sare leh.
Waxaan ku siin doonaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan caafimaadka, sida talooyin, daaweynta cudurada, daryeelka jirka iyo maskaxda, iyo sidii aad ugu heli lahayd caafimaad guud. Haddii aad su’aalo qabtid ama u baahato talooyin gaar ah, waxaad xor u tahay inaad nala soo xiriirto.

Falcelinta Bulshada

Fariimaha caafimaad ee Dr. Timajilac waa kuwo cilmiyeysan oo waxtar leh, waxay iga caawiyeen inaan barto sida ugu wanaagsan ee loo daryeelo caafimaadkeyga.

Dr. Timajilac

Ali

Ka dib markii aan halkaan ka akhriyay maqaal ku saabsan daryeelka maskaxda, waxaan isku dayay talooyinka la iiga siiyay halkaan, waxaana dareemayaa farqi weyn mahadsanid Dr Timajilac.

What We Achieved So Far

Isbitaalka Timajilac, waxaan ku faanaynaa guulahayaga ku aaddan bixinta daryeel caafimaad oo heer sare ah. Iyada oo aan leenahay koox u heellan, teknoolojiyad casri ah, iyo jawi soo dhaweyn leh, waxaan hagaajinnay natiijooyinka bukaanada iyo qanacsanaantooda. Waxaan hiigsaneynaa inaan gaarno guulo kale oo badan mustaqbalka!

Bukaan Wax la baray
0 +
Macaamiil Faraxsan
0 +
Dr.Timajilac